Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
buuf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
buuf
1
Magac lab
Xuddun.
buuf
2
Magac dheddig
1
Duufsi.
2
B. ku hay: ladnaan.
Tusaale
“Cali buuftuu ku hayaa”
Ereyo kale oo u soo dhow
1: buub
Magac lab
2: buubaal
Magac lab
3: buubaalid
Magac faleed dheddig
4: buubi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: buubid
Magac faleed dheddig
6: buubin
Magac faleed dheddig
7: buubis
Magac lab
8: buubsad
Magac lab