buuq
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
buuq1
Magac lab1
Hadal ama cod dheer oo nafley badan isku mar sameyso.
2
Dad ama xoola badan oo meel isugu yimid.
buuq2
Magac labFiisikisJabaq kasta oo dad dhiba; waxa lagu qiyaasaa iskeelka desibal oo u dhexeeya heerka maqalka ugu hooseeya (0dB) iyo heerka dhawaaqa maqalku xanuuniyo (130dB). Dhawaqyo maqalka qasa oo dhexgala liid rakaad ee marin sigaarsiin.
buuq3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Nafley badan, hadal ama cod badan isku mar sameyn.
2
Dad ama xoolo badan meel isugu imaansho.
Is-rogga falkan
-qay, -qday