Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
buuriyahan
Magac lab
1
Qof sigaarka aad u cabba.
2
Qof tubaakada cuniddeeda badsada.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: buub
Magac lab
2: buubaal
Magac lab
3: buubaalid
Magac faleed dheddig
4: buubi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: buubid
Magac faleed dheddig
6: buubin
Magac faleed dheddig
7: buubis
Magac lab
8: buubsad
Magac lab