Qaamuusle LogoQaamuusle

cagaarside

Magac labBaayoloji
Cagaarside laga helo unugyada dhirta waaweyn iyo aljiga. Marka laga reebo cagaar buluugga ah dhirta waaweyn. C.duhu wuu wareegsanyahay sida saxanka oo kale, laakiin ka aljigu wuu muuqaalo badanyahay.
Wadarta Magacan

-dayaal, m.l/dh