daacaqurun
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
daacaqurun1
Magac labDaaco ur qurmoon oo ka timaadda calool cunto kala duwan qaadatay. ld dacwashiir¹.
daacaqurun2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof, cunto uu cunay ku bukooday oo naqas qurmoon bixinaya noqosho. ld dacawashiir².
Is-rogga falkan
-rmay, -rantay; -rmi