dabakeen
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dabakeen1
Magac labWiil dadku sharaysto oo marka uu dhalanayo qaarka dambe soo hormariya.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
dabakeen2
Magac dheddigGabadh dadku sharaysto oo markay dhalanayso qaarka dambe soo hormariya.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
dabakeen3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadIlmo dhalanayo, qaarka dambe soo hormarin.
Is-rogga falkan
-nay, -ntay