Qaamuusle LogoQaamuusle

dabaqaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dabaqaad1
Magac lab
1
D. ah: hal marka rintay.
2
la midka ah (ld):
dabaqaadid
dabaqaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax dhawaan rimay noqosho (hal).
Is-rogga falkan

-day, -dday