Qaamuusle LogoQaamuusle

dabargo'

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dabargo'1
Magac lab
Ciribtirmidda ku dhacda wax asalkiisa ama firkiisa.
dabargo'2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax asalkiisa ama firkiisa ciriitirmay noqosho.
Is-rogga falkan

-'ay, -'day