Qaamuusle LogoQaamuusle

dabargoys

Magac lab
1
(-syo, m.dh) Haarta dabarku ku reebo addimada awrka.
2
(-syo, m.dh)D. ah: awr dabarka lagu xiro had iyo jeer jara.
3
la midka ah (ld):
dabargoyn