dacarfaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dacarfaal1
Magac labQaadashada dawo iwm si ay caloosha qarasta ku jirto uga saaranto; qarasfaal. ld dacarfaalid.
dacarfaal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCaloosha si qaras ku jirto looga saaro, daawo iwm qaadasho. ld dacarfal².
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay