Qaamuusle LogoQaamuusle

darandoorri

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

darandoorri1
Magac lab
1
Nooc ciyaarsiiska ka mid ah oo uu qofka taagani si aan kala go' lahayn cagaha dhulka ula dhaco.
2
D. ah: fal aan si kala go' lahayn u dhaca.
3
dl. darandoorriyid.
darandoorri2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad
1
(f.g) Neef geel ah, laba nin hal mar si dhaqso leh u wada lisid.
2
(f.g) Rasaas iwm si aan kala go' lahayn u ridid.
3
(f.mg) Si isdabajoog ah cagaha dhulka ula dhicid.
Is-rogga falkan

-iyay, -iday/isay; -iyi