Qaamuusle LogoQaamuusle

dareerin makoobane

Magac dheddigXisaab
D. tirada tibxaheedu ay yihiin makoobane ama aan jirin jibix ay susuntu ku dhammaato.
Wadarta Magacan

-nayaal, m.l/dh