dawo
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dawo1
Magac dheddigla midka ah (ld):
dąawo1
ld dawaco
dąawo2
Magac dheddig1
Maaddo cudurrada, nabarrada, dhaawaca iwm lagula tacaalo.
2
Heshiis iskaashi oo cid ka dhexeeya.
3
Maaro; xal. ld dawo.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
dąawo3
Magac dheddigDaawoWalax kasta oo saameysa qaabka iyo shaqada noole. Daawoyinka waxa loo isticmaalaa ka hortagga, cudur aqoonsiga iyo daaweynta cudurrada iyo baabi'inta astaamahooda.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l