Qaamuusle LogoQaamuusle

dawo suuxin

Magac dheddigDaawo
Dawo yareysa ama baabi'isa dareenka oogada oo dhan ama qayb ka mid ah jirka. D.da s.ta oogada oo dhan oo qalliinka loo isticmaalo waxay damisaa shaqada maskaxda taasoo keenta miyir beelid.
Wadarta Magacan

-ooyin suuxinta, m.l