dayactir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dayactir1
Magac lab1
Dib u hagaajinta lagu sameeyo guri, qalab iwm oo wax ka xumaadeen.
2
Ka ilaalinta wax laga ilaaliyo darxumada iyo baylahda.
dayactir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Guri, qalab iwm wax ka xummaday dib u hagaajin.
2
Wax darxumo iyo baylah ka ilaalin.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay