Ife samada sare ku sugan, qooraxda iftiin ka qaata, habeenno dhulka ifiya oo bishii hal mar dhulka ku wareega.
2
Caddo.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Dayax-a)
Meere yar oo cirka ku sugan oo dhulka 28 maalmoodba kol ku soo meera, isaga iyo dhulka oo wada socdaana ay qorraxda, 12kii biloodba kol ku soo wareegaan.