debecsan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
debecsan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadXarig, guntin iwm oo giigsanaan wax debcay noqosho. ld dabacsan¹, debacsan¹.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami
debecsan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadXarig, guntin iwm oo giigsanaa wax debcay ahaansho. ld dabacsan², debacsan².
Is-rogga falkan
-naa, -nayd