hufan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hufan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax la sifeeyey ama boor laga qaaday noqosho.
2
Wax la kala saaray noqosho.
Is-rogga falkan
-fmay, -fantay, -fmi
hufan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Wax la sifeeyey ama boorka laga qaaday ahaansho.
2
Wax la kala saaray ahaansho.
3
Qof aan ceeb lahayn ahaansho.
Is-rogga falkan
-fnaa, -fnayd