humbuluuluq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
humbuluuluq1
Magac labMeel oogada ka mid ah oo gubatay dabadeed biyo gashatay. ld hambalaalaq¹ (2).
humbuluuluq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadMeel gubatay biyo gashasho. ld hambalaalaq².
Is-rogga falkan
-qay, -qday