Qaamuusle LogoQaamuusle

deddatir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

deddatir1
Magac lab
1
Dhaxantir.
2
Gargaar deg-deg ah oo loo fidiyo qof la qaniinay ama dhaawac halis ahi gaarey; dhibiibtir. ld deddatirid.
deddatir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Nafley dhaxamaysan diirrimaad siin.
2
Qof la qaniinay ama dhaawac halis ahi gaarey si degdeg ah u gargaarid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay