Ereygan wuxuu leeyahay 2 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
ded1
Magac lab
1
2
Shey dusha laga saaro ama lagu daboolo wax feydan.
3
ded2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax feydan, shey dusha ka saarid ama ku daboolid. ld dąd².
Is-rogga falkan
-day, -dday
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Ded-ka)
Wax biyaha iyo dabaysha iyo dheelka iyo kulka celiya oo ama aqallada la dhisa hayo korka laga saaro ama wax kaloo loo baqa hayo la huwiyo oo lagu daboolo.