Qaamuusle LogoQaamuusle

gurmad

Magac lab
1
G. ah: gargaar degdeg ah oo cid loo fidiyo.
2
G.ka booliska: koox ka mid ah booliska oo heegan u ah meeshii ay rabsho ka dhacdo.
3
Tababar ciidameed oo waajib ku ah dhallinta qaangaarka ah ee dal u dhashay.
4
la midka ah (ld):
gurmasho
Wadarta Magacan

-yo, m.dh