Qaamuusle LogoQaamuusle

dhalleex

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhalleex1
Magac lab ama dheddig
1
Daymo gees la eego.
2
In yar.
3
Hadal ama dood intooda muhiim ah nuxur. ld dhalleec¹, jalleec¹.
dhalleex2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Dhinac eegid.
2
(f.mg) Wax janjeerin. ld dhalleec², jalleec².
Is-rogga falkan

-xay, -xday