Qaamuusle LogoQaamuusle

dhalmaddeyn

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhalmaddeyn1
Magac faleed dheddig
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
sidoo kale, la mid ah magac faleedka/-yada kale:
dhalmaddeys.
dhalmaddeyn2
Magac dheddigCilmiga-naflayd
Xilliga qofka dumarka ah ay ka joogsato caadadu taas oo ay keentay ugaxleyda oo joojisa sameyntii unugga ukunta, sidaas darteed haweeneydu mardambe uur ma qaadi kareyso. Dhalmadayntu waxay dhici kartaa da'da u dhexeysa dhexda soddomaadka iyo kontomaadka, sida badan inta u dhexeysa da'da 40 - 50sano.