Qaamuusle LogoQaamuusle

dhar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhar1
Magac lab
1
Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado.
2
Lebbis.
dhar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid.
2
Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).
Is-rogga falkan

-ray, -rtay