Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dharaq
Magac lab ama dheddig
In yar oo caano ah oo neef la maalay ama la nuugay candhadiisa ku harta.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dhaab
Magac dheddig
2: dhaabad
Magac dheddig
3: dhaabadee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: dhaabadeyn
Magac faleed dheddig
5: dhaabadeys
Magac lab
6: dhaabadeysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: dhaabadeysnaan
Magac faleed dheddig
8: dhaabadeysnaansho
Magac lab ama dheddig