Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dhegannugeyl
Magac lab
Dabci qof leeyahay oo u oggolaado in uu si sahlan u fuliyo wax la faray. ld dhegannuglaan.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dhebed
Magac dheddig urur
2: dhebi
Magac lab
3: dhebid
Magac faleed dheddig
4: dhebidhisad
Magac lab
5: dhebidhisasho
Magac dheddig
6: dhebidhiso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
7: dhebilisad
Magac lab
8: dhebilisasho
Magac dheddig