dhegaqor
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhegaqor1
Magac labSummad idaha dhegta looga sameeyo iyadoo labada dhan ee dhegta in yar la gooynayo si ay caarad u yeelato.
dhegaqor2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadIdo, summad dhegaha uga samayn iyadoo labada dhan ee dhegta in yar la goynayo si ay caarad u yeelato.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay