Qaamuusle LogoQaamuusle

dhegeyso

Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Dhawaaq, shanqar iwm dheg u dhigid.
2
Cid hadal loo soo jeedinaayo ismoogeysiin.
Is-rogga falkan

-stay, -satay