dhibic
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhibic1
Magac dheddig1
In yar oo hoore qaab kankoonsan leh oo meel ka soo go'a.
2
Tirada tartan, imtixaan, ciyaar iwm laga keeno.
Tusaale
“Cali imtixaanka wuxuu keenay konton dhibcood”
3
Roob xoog leh.
4
Joogsi.
Wadarta Magacan
-bco, m.l
dhibic2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadIn yar oo hoore ah, qaab kankoonsan leh meel ka soo tifqid.
Is-rogga falkan
-bcay, -bicday; -bci