dhicin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhicin1
Magac faleed dheddigeeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
sidoo kale, la mid ah magac faleedka/-yada kale:
dhicis¹ (2).
dhicin2
Magac dheddigDaawoKa soo dhicid ama ka soo saariid minka ilmo aan sadkooda dhammeysan, (dadka) muddada u dhexeysa bacriminta iyo 24ka asbuuc ee hore.