Qaamuusle LogoQaamuusle

dhiigbax maskaxeed

Magac labDaawo
Dhigbax ka yimid halbowle oo maskaxda ku furma, sida badan waxa sabab u ah cudur ku dhaca xididdada dhiigga iyo dhiigkar.