dhismo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhismo1
Magac lab ama dheddig1
Farsamada iyo habka wax loo dhiso.
2
(-ooyin, m.l) Wax dhisan sida guri, xafiis iwm.
3
Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso.
4
Isku-dubbarididda iyo habeynta gabay in muddo ah.
dhismo2
Magac lab ama dheddigNaxweQaabka ay u habaysanyihiin curiyeyaal afeed (sida “foniimyada”, “ereyada”, “oraahyada”), oo ku dhisan xiriirka isdhaafsan ee ka dhexeeya curiyeyaasha.