Qaamuusle LogoQaamuusle

dhiso

Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Aqal, dugsi, xafiis iwm samaysasho.
2
Xubno maamul dawlad oo cusub magcaabasho.
3
Qoys cusub asaasasho.
4
Harag la togay engegsasho.
Is-rogga falkan

-stay, -satay