dhoolaal
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhoolaal1
Magac labDh. ah: orgi ama dibi doolaalo tagay.
dhoolaal2
Magac dheddigDoolaalada orgiga ama dibigu sameeyaan.
dhoolaal3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadOrgi ama dibi doolaalo tegid.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay