Qaamuusle LogoQaamuusle

dibbad

Magac lab
1
Maqanaanta labada habeen ee dayaxeed ugu dambeysa ee aanu dayaxu soo bixin.
2
Rugta dayuxu fariisto labada habeen ee ugu dambeeya bil-dayaxeed.
3
la midka ah (ld):
dibbasho
ld dubbad¹