Qaamuusle LogoQaamuusle

digdhaw

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

digdhaw1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
dhigdhebid
Gawricidda nafley la gawraco
2
D. ah: nafley sakaraad ah.
digdhaw2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Nafley rubad goyn.
2
(f.mg.) Wax sakaraad ah noqosho (nafley).
Is-rogga falkan

-dhebay,-dhawday;-dhebi