diindiin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
diindiin1
Magac lab khabarD. ah: dhar aad u duugoobay oo si sahlan u dildillaaci kara.
diindiin2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSi sahlan u dildillaacid (dhar aad u duugoobay).
Is-rogga falkan
-iimay, -iintay; -iimi