Qaamuusle LogoQaamuusle

dildillaac

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dildillaac1
Magac lab
Jeexjeex uu yeesho dhul, jir nafley dhar iwm.
dildillaac2
Magac labJooloji
Kala jeex-jeexanka dhadhaabaha, marka ay la kulmaan cadaadis heer sare ah; waxa ay noqdaan qaydad ama xaashiyo khafiif ah.
dildillaac3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dhul, dhar, oogo nafley, jeexjeex yeelasho.
Tusaale
Dhulki baa dildillaacay
Is-rogga falkan

-cay, -cday