Qaamuusle LogoQaamuusle

dilan

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dilan1
Magac lab
1
Ilmo dhawr bilood ah oo uurka ku qoonmay.
2
Dhul mudda badan la daaqaayay oo xaalufay.
3
la midka ah (ld):
dilmid
dilan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Iska dhimasho; iyadoo aan la dilin, iska geryoomid.
2
Ilmo dhawr bilood ah uur ku qoonmid.
Is-rogga falkan

-lmay, -lantay; -lmi

dilan3
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax la qurgooyay ahaansho (nafley).
Is-rogga falkan

-lnaa, -lnayd