Qaamuusle LogoQaamuusle

diran

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

diran1
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax la diray ahaansho.
2
Qof waxgarad ah oo aan tilmaan u baahnayn.
3
Ku d.: wax aad u jecel oo in badan ka isticmaala ahaansho (qof).
Is-rogga falkan

-rnaa, -rnayd

dįiran2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax diirkii ka dhacay noqosho.
Is-rogga falkan

-rmay, -rantay; -rmi

dįiran3
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax la diiray ahaansho.
Is-rogga falkan

-rnaa, -rnayd