Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
diriqso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
Wax xoog ku meel marsasho.
Tusaale
“Cali hawshaas markii hore looma dirin ee isagaa diriqsaday”
Is-rogga falkan
-saday, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dir
Magac lab
2: diraac
Magac dheddig
3: diraacasho
Magac lab
4: diraacgood
Magac lab
5: diraaco
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
6: diraacsad
Magac lab
7: diraacsasho
Magac faleed dheddig
8: diraacso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad