Qaamuusle LogoQaamuusle

dirso

Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax adeegsasho.
Tusaale
Telefoon baan dirsaday
2
Wax dalbasho.
Tusaale
Cumar baa shaah dalbaday
Is-rogga falkan

-saday, -satay