Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dixo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Ciidda ka dusid (biyo ama hoore kale).
2
Biyo qulqulid.
3
U d.: cid u naxariisasho.
Is-rogga falkan
-xday, -xatay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dix
Magac dheddig
2: dixad
Magac lab
3: dixasho
Magac faleed dheddig
4: dixi
Magac dheddig
5: dixiri
Magac lab
6: dixri
Magac lab