diyaargarow
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
diyaargarow1
Magac lab1
Isdiyaarinta qof isu diyaariyo wax uu rabo inuu qabto ama ku soo fool leh.
2
la midka ah (ld):
diyaargaroobid
diyaargarow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadU d.: wax diyaar u ah inuu wax qabto noqosho (qof).
Is-rogga falkan
-oobay, -owday; -oobi