Qaamuusle LogoQaamuusle

dąllaal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dąllaal1
Magac lab
1
Qof shaqadiisu tahay in uu dadka wax u kala iibiyo.
2
Hantida qof dadka wax u kala iibiya qarash ahaan u qaato. ld dillaal¹, dullaal¹.
Wadarta Magacan

-llo/-liin, m.dh

dąllaal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Dad wax u kala iibin.
Is-rogga falkan

-aalay, -aashay