dąnaani
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dąnaani1
Magac lab1
Soo noqoshada dhawaaqa marka uu ku dhaco qararka darbiyada iwm.
2
Buuq ama bulaan ka soo baxa dad badan ama xoolo iwm.
3
Cida dameeraha; durruqaan. ld dannaanni¹.
dąnaani2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQar, derbi iwm dhawaaq soo celin. ld dannaanni².
Is-rogga falkan
-nyay, -niday; -nyi