Qaamuusle LogoQaamuusle

dood

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dood1
Magac dheddig
Hadal lagu falanqaynaayo arrin lagu muransanyahay oo la rabo in laga gungaaro.
Wadarta Magacan

-do, m.l

dood2
Magac dheddig
1
(xis.) Marka laga hadlayo loojig, waa susun hawraaro ama weedho ah oo ka bilaabanta urur qaadashooyin ah kuna dhammaata go'aan.
2
(xis.) Urur hawraaro ama weedho ah oo loo yaqaan afeef iyo hawraar lagu soo gooyay oo loo yaqaan go'aan.
Wadarta Magacan

-do, m.l

dood3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Arrin lagu muransanyahay oo la rabo in lagu gun gaaro ra'yi ka jeedin.
Is-rogga falkan

-day, -dday