Qaamuusle LogoQaamuusle

doogso

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Roob iyo barwaaqo helid.
2
Xoolo biyo la doonid.
3
Ka d.: nabar, dhibaato iwm ka bogsasho.
Is-rogga falkan

-saday, -satay