doqon
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
doqon1
Magac labNin aan caqli iyo garaad badan lahayn; dabbaal.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
doqon2
Magac dheddigHaweeney aan caqli iyo garaad badan lahayn.
Wadarta Magacan
-no, m.l
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-nno, m.dh
-no, m.l